Waa maxay digital marketing ? waa maxay fa’idada uu uleyahay digital marketing ganacsigaga?
Digital marketing waa kulmiyaha aladaha suuqgeynta ee adegsado Internet ka, sida SEO (Search Engine Optimization) , Blog website yadaa iyo Social media gaa .
Waa nooc suuqgeyn ah ood istimaleysid digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.
Waxaan dhihi karnaa waa qayb muhiim ah oo ka mid ah istaraatiijiyad suuqgeyneed oo dhamaystiran.
Dadka qaarkood waxay umaleyaan in digital marketing lamid yahay Online marketing taaso totally qalad ah.
Online marketing waa qeyb ka mid ah Digital marketing oo laxiirarta aladkastey oo ku shaqeyso internetka sida :
- Websites
- Social Media
- Mobile Marketing
- Content Marketing
Halka Digital marketing uu yahay suuqgeyn kasta oo ka baxa aaladaha elektiroonigga ah sida :
- Phone Apps
- Podcasts & Radio
- Electronic Billboards
- TV
- Online Marketing
Tags
Digital marketing